Get Mystery Box with random crypto!

Dhiirigalin maaline ah❤️😍👍

Logotipo del canal de telegramas dhiirigalinmaaline12 - Dhiirigalin maaline ah❤️😍👍 D
Logotipo del canal de telegramas dhiirigalinmaaline12 - Dhiirigalin maaline ah❤️😍👍
Dirección del canal: @dhiirigalinmaaline12
Categorías: Sin categoría
Idioma: Español
Suscriptores: 2.58K
Descripción del canal

Kala soco Xikmad dhiirigalin iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta ❤️🤙✅️
Fadlan kusoo biir :
╭══💜════════ღ❦ღ══╮
@Dhiirigalinmaaline12
╰══ღ❦ღ════════💜══╯
╭┈──────────────
╰┈➤ #BiN___HassaN❤

Ratings & Reviews

2.50

2 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


Los últimos mensajes 2

2023-05-16 14:19:47 Iska ilaali lixdan qoddob: Lixdan qodob ku dhaqankoodu waxa uu kugu sababi karaa halaag adduunyo iyo mid aakhiro.

1. Rabitaanka naftaada ee xumaanta oo badata.

2. Cilmi aanad u baran ilaahay dartii


3. Maal aad heshey oo ku dhaxalsiiya bakheylimo damac badnaan.

4. Wakhti firaaqo kugu soo mara oo aad uga faa'idaysato macaasi.

5. Caqligaaga oo ku siiya khiyaameynta dadka.

6. In aad kula kacdo xaasidnimo qof uu ilaahey u nicmeeyey
.
13 viewsBiN___HassaN, 11:19
Abrir / Cómo
2023-05-16 14:04:34
Ma ogtahay in suurada الكوثر ay tahay suurada ugu gaaban suuradaha quraanka, gabigeedna waa sadex aayadood

bal ila fiiri cajaa'ibta suuradaan

suuradaan waa suurada ugu gaaban auraanka waxayna ka koobantahay 10 kalmadood, xarafka ugu soo noqnoqoshada ban suuradaan waa xarafka (أ) isagoo ku soo noqnoqda 10 jeer.
xarfaha kali-kalida ah ee suuradaan guud ahaan waa 10 xaraf
dhamaan aayadaha suuradaan waxa ay ku dhamaadaan xarafka (ر) xarafka (ر) waa xarafka 10aad ee xuruufta hikaada carabiga
Guud ahaan suuradaha ay aayada ugu dambaysa ama ku dhamaada xarafka (ر) waa 10 suuradood marka kor laga soo bilaabo ay tahay suurada ugu dambaysa suuradahaas

maxaad u malaynasaa in alle uu ula jeedo tiradaas dhawrka jeer soo noq-noqonaysa?

Marka ay sheegno guud waxaas oo 10 ah alle waxa uu inagu tusayaa 10ka bisha ذي الحجه
oo ah maalinka ciida عيد الأضحى
waana ciida carafada waxaadna ka garaynaysaa macnaha aayada ²aad ee suurada الكوثر
20 viewsBiN___HassaN, edited  11:04
Abrir / Cómo
2023-05-16 13:54:53 𝙈𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙙 𝙧𝙖𝙗𝙩𝙤 𝙞𝙣𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙞𝙗𝙨𝙖𝙩𝙤 𝙡𝙖𝙥𝙩𝙤𝙥 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙟𝙞𝙧𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙮𝙖𝙖𝙡𝙤 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙧𝙖𝙗𝙤 𝙞𝙣𝙖𝙖𝙙 𝙩𝙞𝙭𝙜𝙖𝙡𝙞𝙨𝙤 𝙨𝙞 𝙖𝙖𝙙 𝙪 𝙝𝙚𝙨𝙝𝙤 𝙡𝙖𝙥𝙩𝙤𝙥-𝙠𝙞𝙞 𝙠𝙪𝙜𝙪 𝙝𝙖𝙗𝙤𝙤𝙣𝙖𝙖.

Ugu horrayn waxaa lagama maarmaan ah inaad leedahay qorshe aad u isticmaalayso laptop-ka cusub ee aad iibsan doonto sida arimo waxbarashada, content creation, graphic design, programming languages, shaqooyin ama waxyaalo kale oo cayiman. Intas oo dhan waxay kaa caawinayaan inaad hesho laptop-kii ku haboonaa shaqada aad ku qabsanayso.

Waxase lagama maarmaan ah inaad tixgaliso qodobadaan.

1.𝗦𝗢𝗥𝗔𝗚𝗘 𝗔𝗠𝗔 𝗞𝗔𝗬𝗗𝗔: laptop-yadu waxay leeyihiin storages kala duwan sida caadiga ah waxaana ugu horreeya HDD-yada iyo SSD-Yada. SSD waxay ka qayb qaadataa ilaalinta battery-ga, wayna ka dhaqso badan yihiin HDD-YADA, waxaa iga talo ah inaad iibsato laptop leh 256GB ama ka badan.

2.𝗥𝗔𝗠-𝗞𝗔: waa nooc kamid ah short memory ee ay u isticmaalaan laptop-yadu Kaydinta xogta, int laptop-ba ka RAM wayn yahay laptop-ka kale waaka shaqo badan yahay xaqiiqatan waxaanse kugula talin lahaa inaad raadsato laptop leh ugu yaraan 8GB ama kasii badan.

3.𝙋𝙧𝙤𝙘𝙚𝙨𝙨𝙤𝙧 𝘼𝙢𝙖 𝘾𝙋𝙐: waa miskaxda laptop-ka wuxuuna door wayn ka qaataa xawaaraha iyo awooda uu laptop-ku ku shaqeeyo, waxaa iga talo ah inaad iibsato laptop leh CPU Tayo sare leh sida Intel core 5 ama 7. Wixii ka CPU yar intaas waa culays shaqo wacan laguma qaban karo.

4.𝗗𝗜𝗦𝗣𝗟𝗔𝗬: Display-du waa qaabka shaahada laptop-ku u muuqdo waxayna qayb wayn ka qaadanaysaa shaqada aad qabanayso tusaale hadad tahay graphic designer waxaad u baahan tahay laptop-leh screen wayn si aad ugu qabsato shaqadaada.

Mar waliba waxaa wanaagsan inaad gadato laptop portable ah inkastoo iyagoo dhan yihiin portable haddana way sii kala fudud yihiin waa hadad doonayso inaad shaqo u qaadato way ku caawinaysaa.

Qiimaha lagado laptop-Yada way kala duwan tahay waqti xaadirkaan waxaan filayaa inaad laptop ku heli kartid 400$ ilaa 500$ .

Xogtaan lasii wadaag walalaha raba in ay laptop iibsadaan waqti xaadir kaan.
28 viewsBiN___HassaN, 10:54
Abrir / Cómo
2023-05-16 07:10:29
*❖ϙᴏʀʀᴀxᴅᴜ Mᴀ Sᴜɢᴛᴏ Bᴀʀᴀᴀʀᴜɢɢᴀᴀɢᴀ*
*sɪ Aʏ Iғᴛɪɪɴ Kᴜᴜ Sɪɪsᴏ,*

*❖sɪᴅᴏᴏ Kᴀʟᴇ Uʙᴀxᴜ Mᴀ Sᴜɢᴏ Hᴀʙᴋᴀᴀɢᴀ Sɪ Uᴜ Kᴜ Sɪɪʏᴏ Cᴀᴅᴀʀ.*
*ɴᴏϙᴏ Iʏᴀɢᴀ Oᴏ Kᴀʟᴇ*..

*❖ᴡᴀɴᴀᴀɢ Sᴀᴍᴇᴇ Oᴏ Sᴏᴏ Nᴏϙᴏᴅ Hᴀ Sᴜɢɪɴ Hᴏʀᴀʏ Uɢᴜ Sᴏᴄᴏ .*



𝗦𝘂𝗯𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗮𝘀𝘅𝗮𝗮𝗯𝗲𝘆
22 viewsBiN___HassaN, 04:10
Abrir / Cómo
2023-05-15 23:33:20 https://t.me/JEESTOLE12
49 viewsBiN___HassaN, 20:33
Abrir / Cómo
2023-05-15 22:52:22 k wax yar ka haree
Maxaad nagu heystaan


Share u dhaha Dariskiiina
65 viewsBiN___HassaN, 19:52
Abrir / Cómo
2023-05-15 22:16:36
# Naf_horumarin... - Wax Akhriska ; Mararka Qaar Dadka Waxa Ay U Maleeyaan Marka Aynu Wax Akhrino In Waxa Aynu Akhrinay In Aan Waxba Aan Ka Faaidin Ama Aynu Fahmin ! Lakiin Ogooow Wax Kasta Oo Aad Akhrisaan Waxa Ay Ku Keeydsan Yihiin Maskaxda ,Waxeeyna Ka Muuqdaan Ficilkeyna Iyo Qaabka Wanaagsan Ee Aan Wadahadalka Ula Leenahay Dadka . Haddii Aad Maanta Oo Dhan Aad Akhrineysay Buug Wanaagsan Oo Aad Markii Aad Bannaanka U Baxdid Wax Xun Iyo Dhaqan Aan Wanaagsaneyn Aad Horey Ka Sameysid Waxba Kama Aadan Faaidin waxa Aad Akhrisay Kaliya Waqti Baa Kaaga Baxay(ama Kaaga Khasaaray )
85 viewsBiN___HassaN, 19:16
Abrir / Cómo
2023-05-15 22:13:52 *الأخلاق الحسنة سبب من أسباب دخول الجنة*

*الأخلاق الحسنة سبب في محبة الله تعالى ومحبة الرسول صلى الله عليه وسلم لنا.*

*الأخلاق الحسنة تضاعف وتزيد الأجر والثواب.*

*الأخلاق الحسنة من خير وأحسن الأعمال للمسلم.*

*الأخلاق الحسنة دلالة على كمال الإيمان.*

Aϙʟᴀᴀϙᴅᴀ ᴡᴀɴᴀᴀɢsᴀɴ ᴡᴀ sᴀʙᴀʙ ᴋᴀ ᴍɪᴅ ᴀʜ sᴀʙᴀʙᴀʜᴀ ʟᴀɢᴜ ᴊᴀɴᴀᴅᴀ

Aϙʟᴀᴀϙᴅᴀ ᴡᴀɴᴀɢsɴ ᴡᴀᴀ ᴍɪᴅᴀ ᴜᴜ ᴀʟʟᴀʜ ɴᴜɢᴜ ᴊᴇᴄʟᴀᴀɴᴀʏᴏ ɪʏᴏ ʀᴀsᴜᴜʟᴋɪɪsᴀ

Aϙʟᴀᴀϙᴅᴀ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ ᴡᴀxᴇʏ ᴋᴜᴜ sɪʏᴀᴀᴅɪɴᴇʏsᴀ ᴏʏᴋᴜᴜ ʟᴀʟᴀʙᴇʏsᴀᴀ ᴀᴊᴀʀ ɪʏᴏ ᴀʙᴀᴀʟᴍᴀʀɪɴ

Aϙʟᴀᴀϙᴅᴀ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ ᴡᴀxᴇʏ ᴋᴀ ᴀʜᴀᴛᴇʏ ᴋʜᴀʏʀ Wᴀɴᴀ ᴍɪᴅᴀ ϙᴏғᴋᴀ ᴍᴜsᴋɪᴍᴋᴀ

Aϙʟᴀᴀϙᴅᴀ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ ᴡᴀxᴇʏ ᴋᴜ ʜᴏʀsᴇᴇᴅᴀᴀ ɪɴᴜᴜ ɪᴍᴀᴀɴᴋᴀᴀɢᴀ ʙᴜᴜxᴏ.

Aʟʟᴀʜ Nᴀɢᴀ ᴅʜɪɢᴏ ᴋᴜᴡᴏ ᴀϙʟᴀᴀϙ ғɪɪᴄᴀɴ ..
86 viewsBiN___HassaN, 19:13
Abrir / Cómo
2023-05-15 11:11:05 10ᴋᴀ sʜᴇʏ ᴄᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅᴋᴀ ᴜ ғɪᴄᴀɴ ᴄᴀᴀʟᴀᴍᴋᴀ.

1 ɪғᴛɪɪɴᴋᴀ ϙᴏʀᴀxᴅᴀ

2 ʙɪʏᴀʜᴀ ʙᴀᴅᴀɴ ᴏᴏʟᴀ ᴄᴀʙᴏ

3 ʜᴜʀᴅᴏ ᴋᴜɢᴜ ғɪʟᴀɴ ɪɴᴀᴀᴅ sᴇᴇxᴀᴛᴏ ʜᴀʙᴇᴇɴᴋɪɪ

4 ʜᴀᴡᴏ ɴᴀᴅɪɪғ ᴀʜ ɪɴᴀᴀᴅ ϙᴀᴀᴅᴀᴛᴏ

5 ᴍᴀᴀʟɪɴᴛɪɪ ᴜɢᴜ ʏᴀʀᴀᴀɴ ɪɴᴀᴀᴅ ɴᴜsᴀᴀᴄ sᴏᴄᴏᴛᴏ

6 ϙᴀᴅᴏ ɪɴᴀᴀᴅ ᴄᴜɴᴛɪᴅ ᴀᴀɴ ᴍɪɪsᴀɴ ᴋᴜ sᴀʀᴀʏɴ

7 ϙᴜʀ,ᴀᴀɴᴋᴀ ɪɴᴀᴀᴅ ᴀϙʀɪsɪᴅ ᴡᴀᴀ ʀᴜᴜxᴅᴀ ᴊɪʀᴋᴀ sᴜᴜʀᴛᴀ ɢᴀʟɴᴀ ᴍᴀʜᴀ ɪɴᴀᴀᴅ ᴍᴏᴏɢᴀᴀᴛᴏ

8 ɪsᴛɪᴄᴍᴀᴀʟᴋᴀ Mᴀʟᴀʙᴋᴀ ɪʏᴏ xᴀʙᴀᴅ sᴏᴡᴛᴀᴅᴀ

9 ϙᴀɴᴀᴀᴄᴏ ɪʏᴏ ɪɴᴀᴀᴅ ᴋᴜ ʀᴀᴀʟɪ ᴀʜᴀᴀᴛᴏ ϙᴀᴅᴀʀᴛᴀ ɪᴏ sʜᴀʀᴛᴇᴇᴅᴀ ɪᴏ ᴋʜʏʀᴋᴇᴇᴅᴀ

10 sʜᴇᴇɢᴀsʜᴏ ʟᴀ,ᴀᴀɴ ɪɴᴀᴀᴅ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴜɢᴀ ᴡᴀʀᴀᴍɪɴ ᴅʜɪʙᴋᴀᴀɢᴀ
165 viewsBiN___HassaN, 08:11
Abrir / Cómo
2023-05-15 07:17:16
Isfahamka, ixtiraamka, kala danbayta iyo is dhawrashadu waa quudka iyo cuntada uu ku koro kuna kobco jacaylku. Jacaylka quruxda badan ee Alle wayne iyo bini'aadamkuba jecelyihiin waa ka koobsaday sifooyinkaas hore. Jacaylkuna ma aha kan aynu dareenno kolka aynu qof la dhacno araggiisa iyo shax-shaxdiisa ee waaka aynu dareeno kolka aynu barano qofka dabcigiisa, dhaqankiisa dadnimadiisa iyo tognaantiisa.

Lamaanaha jacaylkoodu guulaysto Aduun iyo aakhiraba waa kuwa isu tanaasulid iyo is Adeecid la yimaad. Quruxda iyo qiimaha lamaanuhu waa hadba heerka uu jacaylkoodu taaganyahay, dhaqan wanaagga jacaylkuna waxa uu ibo fur uyahay ku noolaanshaha nolol bilan oo qurux badan ee timaadada

sidoo kale waxa uu xayndaab uyahay lamaanaha isagoo ka hor tagaya wax kasta oo sababi kara iska hor imaanshaha Arwaaxda kuwa is jecel
182 viewsBiN___HassaN, 04:17
Abrir / Cómo